Mid kamid ah dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee ku nool Baladweyne oo codsaday in lasoo caawiyo

0
66

Baladweyne (Radio Beerlula)-Aabe Muxumad Abuukar Mahdi oo ka mid ah dadka baahiyaha gaarka ah qabo isla markaana ku nool Xaafadda Kooshin ee magaalada Baladweyne ayaa xiligan waxaa soo wajahay xaalad nolol xumo oo ay kamid yihiin hoy-laan ,caafimaad-daro iyo Raashiin la,aan .

8 caruur ah uu dhalay ayuu la dhibaatooda sidii ugu heli lahaa nolol maalmedkooda isagoo aanan awoodin inuu shaqeysto maadama xubnihii ugu muhiim Sanaa jirkiisa ay hoolgab noqdeen sida indhaha iyo gacmaha .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen