Mid kamid ah dhallinyarada Baladweyne oo abuurtay fursad shaqo

0
88

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Mustaf Faarax Barqadle oo kamid ah dhallinyarada Baladweyne ee dhameeyay heerka 1 aad ee jaamacadda ayaa abuurtay fursad shaqo isagoo ku shaqeeysta xirfadda farsamada gacanta gaar ahaan ,Alxanka alaabaha lagu dhiso guryaha sida Ganjeelada iyo Daaqadaha .

Shaqadan ayuu uga maarmay inuu ka tahriibo dalka waxaana uu ka helaa nolol maalmeed ku filan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim {Nadaara }

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here