Mid kamid ah dhallinyarada Baladweyne oo la yimid hal abuur ganacsi.

0
83

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Liibaan Cabdulle Maxamuud oo ka mid ah dhalinyarada Magaalada Baladweyne ayaa abuurtay fursad gacansi isagoo magaalada ka hirgaliyay foorno lagu sameeyo laguna iibiyo macmacaan nocyadiisa kala duwan

Macmacaanada lagu sameeyo foornadan ayaa waxaa ka mid ah buskud xalwo subag doolsho iyo shukulaatooyin kala duwan

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here