Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dr Cabdiraxaam cabdullaahi Cabdulle oo kamid ah dhaqaatiirta Baladweyne isla markaana u waramay Radio Beerlula Beerlula ayaa Beeraleyda gobolka Hiiraan ugu baaqay ineey ka digtoonaadaan dhibaatooyinka ka dhala kara dawooyinka Kiimikada ah ee loo isticmaalo Beeraha kuwaasi oo halis geli kara nolosha dadka iyo doonyada ee ka ag dhawaada Beeraha sunta lagu buufiyay.
Sunta ugu daran ee dadka iyo xoolaha saaameeysa ayaa ah agarneedda oo lagu buufiyo beeraha taasi oo horay ugalaafaty nolosha dad beeraleey ah kadib markii ay isticmaalaan miraha dalag sumeeysan.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.