Mid kamid ah dhaqaatiirta Baladweyne oo bulshada ugu baaqay in ay ka digtoonaadan Cudurka Shuban biyoodka.

0
74

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Dr Cabdulaahi Maxamed Xalane Oo kamid ah dhaqaatiirta Baladweyne oo u waramay Radio Beerlula ayaa bulshada magaalada ugu baaqay ineey ka digtoonaadaan cudurka shuban biyood ka oo ka dilaacay Baladweyne.

Xanuunkan ayaa waxaa u geeriyooday inkabadan 8 ruux halka dad la il daran cudurkan oo u badan caruur la dhigay isbitaalada magaalada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.