Mid kamid ah dhaqaatiirta Baladweyne oo bulshada ugu baaqay inay ka digtoonadan cudurka kaduudiyaha

0
102

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dr.Maxamed Cabdi Salaan  Oo kamid ah dhaqaatiirta ka hoowlgala Baladweyne isla markaana u waramay Radio Beerlula ayaa bulshada magaalada ugu baaqay ineey ka digtoonaadaan Cudurka kaduudiyaha oo hadda goobaha caafimaadka magaalada aay diiwaan geliyeen kiisas kamid ah bukaana qaba xanuunkan.

Cudurkaan ayaa qofka ku sababa Qandho badan,Lugo barar iyo Tabardaro.

Warbbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here