Baledweyne ( Radio Beerlula )-Dr Cabdi nuur Maxamad Cismaan Oo kamid ah dhaqaatiirta Baladweyne isla markaana ku taqasusay cudurada ku dhaca timaha ,Maqaarka iyo cidiyaha isla markaana u waramay Radio Beerlula ayaa bulshada magaalada ugu baaqay ineey ka digtoonaadan Shaambooyinka dhacay iyo dawooyinka lagu madoobeeyo timaha kuwaasi oo sababa daadashada timaha iyo ikfashan ku dhaca maqaarka .
Tima daashada ayaa waxaa u badan raga oo is ticmaala dawooyinka ugu badan ee lagu jilciyo timaha iyo kuwa lagu madoobeeyo
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim
Audio Player