Mid kamid ah dhaqaatiirta Baladweyne oo ka digay Cudurada ku dhaca Wadnaha.

0
260

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dr Cabdiqasiis Axmed Shiiq Ibraahin oo ka howlgala isbitaalada Gargaar ee Baladweyne ayaa bulshada uga digay cudurada ku dhaca wadnaha.

Waxa uu sheegay in bulshada inteeda badan aysan ku baraarugsaneyn cudurada halista ah ee kudhaca wadnaha iyaga oo inta badan iska isticmaala dawooyin xanuunka baabi,inya iyo in ay is gubaan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.