Mid kamid ah dhaqaatiirta Baladweyne oo ka digay cunista raashinka saliida ku badan tahay in lagu afuro.

0
189

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dr.Maxamed Cabdi Salaan ( Dr. Caawiye ) oo kamid ah dhaqaatiirta magaalada Baladweyne ayaa bulshada ugu digay halista caafimaad ee ka dhallan karto in lagu afuro raashiinka ku badan saliida sida Sambuuska.

Cunooyiinka ka sameeysan saliida sida Sambuuska ayaa qaataa waqti dheer marka ay marayaan nidaamka Dheefshiidka Jirka kuwaasi oo keeni kara Dibiro, calool xanuun , gaas calooleed iyo waliba laabjeex.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here