Mid kamid ah dhaqaatiirta Baladweyne oo ka digay halista cabista biyaha webiga Shabeelle.

0
146

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dr.Abuukar Xasan Dareemanaw oo kamid ah Dhaqaatiirta Baladweyne ayaa bulshada Ugu digay halista caafimaad ee ka dhallan karto cabista Biyaha Wabiga Shabelle.

Wabiga Shabeelle ee dhex mara bartamaha Baladweyne ayaa biyo yareey kaasi oo cabistiisa dhibaato ay kala kulmaan bulshada dhaqan magaalada Baladweyne iyo deegaanada Hoosyimaada.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here