Baladweyne (Radio Beerlula)-Drs Haajira Faarax Maxamuud oo kamid ah dhaqaatiirta ka hoolgala magaalada Baladweyne oo u warantay Radio Beerlula ayaa haweenka uurka leh ugu baaqday ineey ka digtoonaadaan xanuunka iskufuran
kaasi oo sababa daryeel la’aan caafimaad isla markaana ay hada ku badanyihiim haweenka ku nool miiga iyo dadka barakacayaasha ah ee aan heli karin xarumo caafimaad.
Warbixintan waxaa soo jeedinya Cabduqaadir Cumar Ibrahim