Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dr Maxamed Cumar Muudaale oo kamid ah dhaqaatiirta Baladweyne ayaa bulshada ugu baaqy in ay ku buraarugaan saameynta cudurka Tiibiida.
Waxa uu sheegay in dadka qaar ay ka xishoodaan qaadashada daawada cudurkan.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.


