Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dr Maxamed Axmed Xuseen oo kamid ah Dhaqaatiirta Baladweyne ayaa bulshada Ugu digay halista Caafimaad ee ka dhallan karto Daawooyiinka oyo kiimikooyiinka lagu bisleeyo Khudaarta sida muuska, cambaha, tufaaxa, yaanyada.
Inkastoo Daawooyiinkaan kiimikada ah ay dedejiyaan bislaanshaha khudaarta hada waxa keeni karaan cudrado halis ku ah caafimadka bulshada sida Kansarka , Sumoobida Caloosha iyo cudurrada ku dhaca Beerka iyo Kelyaha.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.


