Mid kamid ah dhaqaatiirta Baladweyne oo ku baaqay in baaritaan lagu sameeyo hilibka xoolaha.

0
124

Baladwayne (Radio Beerlula )-Dr Cabdullaahi Cabdi yuusuf oo kamid ah Bahda waxbarashada Gobalka Hiiraan ayaa ku baaqay in baritaano caafimaad lagu sameeyo Xoolaha Hilibkooda lagu iibiyo magaalada Baladweyne.

Arrinkaan ayaa u sababeeyay Dr Cabdullaahi inay jiraan cuduro ay is qaad siin karaan xoolaha iyo dadka.

Warkan waxa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.