Mid kamid ah dhaqaatiirta Baladweyne oo ku baaqay in laga digtoonaado cudurka Jadeecada

0
172

Baladweyne ( Radio Beerlula)-Dr Cabdisalaan Maxamad Cabdullaahi Oo kamid ah dhaqaatiirta Baladweyne ayaa bulshada magaalada ugu baaqay ineey ka digtoonaadaan cudurka Jadeecada oo kiis kamid ah lagu arkay magaalada.
Cudurkan ayaa kamid ah xanuunada faa-fa waxaana uu u badan yahay caruurta.

Radio Beerlula ayuu uga waramay Dr Cabdisalaan Maxamad kiisaska aay arkeen iyo muhiimadda aay leedahay in laga digtoonaado cudurkan

waxa soo jeedinaayo Cabduqadir Cumar Ibrahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here