Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dr Cabdinuur Maxamad Cismaan oo kamid ah dhaqaatiirta ka holgala magaalada Baladweyne ayaa bulshada magaalada Ugu baaqay ineey ka digtoonaadaan saameynta xanuunka xasaasiyadda.
Xanuunkan ayaa ku dhaca maqaarka indhaha,dhagaha,wajiga iyo qeybaha kale ee jirka iyadoo hadii la daaweyn waayo uu isku badali karo infakshan saameeyn Xoogan leh.
waxa soo jeedinaya Cabduqadir Cumar Ibrahim


