Mid kamid ah dhaqaatiirta Baladweyne oo sheegay in soonka uu caafimaad uleeyahay dadka qaba sokorta.

0
39

Baladweyne (Radio Beerlula)- Dr Aadan Yuusuf Xuseen oo kamid ah bahda caafimaadka ee ka howlgala magaalada Baladweyne oo u waramay Radio Beerlula ayaa sheegay in soonka uu faa-ido caafimaad u leeyahay bukaanada qaba cudurada Sokorta,Dhiikarka ,gaaska iyo xanuunada kale.

Waxaa uu sheegay ineey muhiim tahay in bishan barkakeysan ee Ramadaan ay ka faa-ideystaan dadka qaba cuduradan .

Warbixintan waxaaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Nadaara