Mid kamid ah dhaqaatiirta gobolka Hiiraan oo ku baaqay in laga digtoonaado daawa dhireedka

0
165

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dr Sakariya Cabdirashiid Cali oo kamid ah dhaqaatiirta Gobolka Hiiraan ayaa kadigay saameynta ay leedahay daawadhireeda.

Waxa uu sheegay in xanuuno hor leh laga qaado isticmaalka daawa dhireedka balse bulshada aysan ku baraarugsaneeyn

waxaa soo jeedinaya warbixinta Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here