Mid kamid ah gabadhaha Baladweyne oo abuuratay fursad ganacsi si Online ah

0
64

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hibo Cabdullahi Xuseen oo ka mid ah gabdhaha ku nool maagalada Baladweyne ayaa sameysatay fursad ganacsi taasoo ah iibinta dharka isboortiga lagu ciyaaro kuwaasi oo ay kusoo bandhigto baraha bulshada ay isticmaalaan.

Dharkaan ayeey ka keentaa maagalada Muqdisho iyadoo ay ka iibsadaan dhalinyarada ciyaaro banooniga ee ku nool mlMagaalada Baladweyne

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen