Mid kamid ah gabadhaha Baladweyne oo asaastay koox kubadda cagta ah.

0
51

Baladweyne (Radio Beerlula)- Hibo Cabdullahi Xuseen oo ka mid ah gabdhaha ku nool maagalada Baladweyne ayaa aas aastay kooxda kubada cagta ee al asa

Ujeedka ay u aas aastay ayaa ahaa in ay dhalinyarda maagalada u sameyso is dhax gal bulsho iyadoo ka caawiso waxii qarash ah oo ay u bahan yahiin.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Adan Xuseen.