Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ayaa Waxaa Kunool Hooyoyin Badan Oo Kasheeysta Karinta Dharka Nooc yadiisa Kala Duwan Iyagoo Noloshooda kamaareeya
Karinta Dharka ayaa Ah shaqooyinka Ugu Adag Ay Hooyo Kashaqqeyn Karto Madama Kimikada Dharka Lagu Kariyo Ay Ubad Dhiibato Ukeeneyso
waxa soo jeedineysa Sahro Ibrahim Dhicisow


