Mid kamid ah haweenka Baladweyne oo abuurtay fursad ganacsi

0
45

Bishaaro Abuubakar oo kamid ah Haweenka ku nool magaalada Baldweyne ayaa sameeysatay fursad ganacsi oo ay ku maareeyso nolol maalmeedka qoyskeeda iyadoo ka Ganacsato hilibka sagaarada.

sagaarada ay iibiso ayaa waxaa ukeeno dhallinyaro kasoo ugaarato miiga waxaana aay ka sii iibsataa bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here