Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xaliimo Axmad oo ka mid ah haweenka magaalada Baladweyne ayaa abuuratay fursad shaqo taasi oo ah saarista cilaanka haweenka aay marsadaan.
Haweenka u baahan cilaansaarkan ayeey Xaliimo Axmad ugu taktaa guryahooda maadama aaysan leheen meel aay ku shaqeeysato.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen


