Mid kamid culimada Baladweyne oo ku baaqay in sakaatul fidriga lagu caawiyo dadka danta yar

0
334

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Sheekh Cumar Saalax Madoobe oo kamid culimada magaalada Baladweyne isla markaana u waramay Radio Beerlula ayaa bulshada magaalada ugu baaqay ineey sakaatul fidriga ku caawiyaan dadka danta yar kuwaasi oo xilaagaan wajahaya xaalad nolol xumo.

Sakaatul fidriga ayaa ku waajibta qofkasta oo muslim ah iyadoo loogu tala galay in la bixyo ka hor inta aanan la tukan salaadda ciida.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here