Mid kamid dhaqaatiirta Baladweyne oo ku baaqay in laga faa-ideysto faa-idada caafimaadka Soonka

0
196

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dr Maxamad Xasan gaashiin oo kamid ah bahda caafimaadka ee ka howlgala magaalada Baladweyne oo u waramay Radio Beerlula ayaa sheegay in soonka uu faa-ido caafimaad u leeyahay bukaanada qaba cudurada Sokorta,Dhiikarka ,gaaska iyo xanuunada kale.

 

Waxaa uu sheegay ineey muhiim tahay in bishan barkakeysan ee Ramadaan ay ka faa-ideystaan dadka qaba cuduradan .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here