Mid kamid dhaqaatiirta xoolaha ee Baladweyne oo ka digay cudurada ku dhaca Xoolaha

0
255

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dr Cabdulaahi Cabdi Yuusuf oo kamid ah dhaqaatiirta ku nool magaalada Baladweyn ayaa xoolo dhaqatada gobolka Hiiraan uga digay saameynta xoolaha ay ku leeyhiin cudurada Rifti faalli iyo Dhukaanka .

Cuduradan ayaa ka mid ah cudurada faa-faafa ee ku dhaca xoolaha kuwaasi oo sababi kara in ay yaraadaan xoolaha dalka dibadiisa loo dhoofiyo iyagoo caafimaad qaba

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin