Mid kamid macalimiinta dugsiyada qur’aanka oo bulshada Baladweyne ka codsaday in loo dhiso Dhismo Cusub.

0
126

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Macalin Xasan Ibraahin Isaaq oo macalin ka ah dugsi lagu barto qur’aanka kariimka oo ku yaalla Magaalada Baladweyne ayaa sheegay in xilligan ay baahi weyn u qaban in dib u dhis loogu sameeyo kadib markii Inta badan u dumay dhismaha Dugsiga.

Dugsigan oo dhismihiisa uu ka kooban yahay dhis kor laga saaray jiingad ayaa inta badan aan celin karin dhibicda Roobka iyo qoraxda maalintii.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Xaawo Luul Aadan Xuseen.