Mid kamid Macalimiinta Magaalada Baladweyne oo si isxilkaan ah Ku bara Qur’aanka Kariimka Haweenka

0
172

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Macalin Yaye Yacquub oo ah maamulaha madrasada Al-mustaqiim oo ku taalla xaafadda buundo weyn ee magaalada Baladweyne ayaa radio Beerlula u sheegay inuu isku xilqaamay inuu si lacag la’aan ah uu Quraanka iyo Salaada u baro haweenka da’da ah ee ku nool xaafadda Buunda weyn.

Warbixintan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud