Midka mid ah dhaqaatiirta Baladweyne oo ka digay xanuunada ku dhaca killiyaha

0
138

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dr Cabdulahi Maxamed Muxumed oo kamid ah dhaqaatiirta ka hoowlgala isbitaalka Hilaal ee Baladweyne ayaa bulshada uga digay cudurada ku dhaca Kiliyaha.

Waxa uu bulshada ugu baaqay in ay lasocdaan xaaladooda caafimaad isla markaana ay cabaan maalintii biyo badan.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.