Midowg yurub oo ganaaxay shirkadda TikTok.

0
59

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Midowga Yurub ayaa ku ganaaxay barta TikTok, ku dhawaad ​​saddex boqol iyo todobaatan milyan oo doolar sababo la xiriira sida ay u maareysay xogta gaarka ah ee carruurta.

Baaritaan ay sameeyeen guddiga ilaalinta xogta Ireland ayaa lagu ogaaday in xogta akoonada TikTok ee carruurta si wanaagsan loo mareyn si guud.

Sidoo kale guddiga ayaa ogaaday in xogta caruurta ay arki karan dhammaan isticmaalayaasha aaladdan.

TikTok ayaa sheegtay in aysan ku raacsanayn go’aanka iyadoo sheegtay in dhaleeceynta badankeeda aysan hadda khusayn.