Midowga Yurub oo canshuur aargudasho ah ku soo rogay Shiinaha

0
25

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Midowga Yurub ayaa ku dhiiraday inuu ka aarguto Shiinaha ka dib markii Midowga Yurub uu Jimcihii u codeeyay inuu canshuur ku soo rogo soo dejinta gawaarida korontada ku shaqeysa ee Shiinaha.

Midawga Yurub ayaa sheegay in warshadaha Shiinaha ee Baabuurta korontada soo saara ay helaan kaalmo dowladeed oo aan cadaalad ahayn.

Wararka qaar ayaa sheegaya in Shiinuhu uu beegsan doono dalalka Reer Yurub ee oo u codeeyay tallaabooyinka ka dhanka ah shiinaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here