Baladweyne (Radio Beerlula)-Ururka xiriirka kubadda cagta gobolka Hiiraan iyo kan degmada Baladweyne ayaa goob joog ahaa munaasabad kooban oo lagu qabtay xarunta shantarka oo heshiis ay ku kala saxiixanayeen qaar ka mid ah ciyaartooda iyo hogaanka kooxaha ka qeyb galaya tartanka heerka labaad ee Baladweyne. Waxaaa soojeedinaya Axmed nuur daahiye