Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xilli la xusay in dhowr koox oo PL ah soo dhaweeteen in Man City horyaalka laga saaro , hadana City ayaa dhankeeda kulamo muhiim ka yeelatay saacadihii la soo dhaafay eedeymaha gudiga dhaqaale dhowrka horyaalka Ingiriiska u soo jiidiyeen
City ayaa loo soo jeediyay ilaa 100 eed oo ku aadan in ay ku xad gudubtay sharciga dhaqaale wanaaga iyo xeerarka maaliyadda horyaalka Ingiriiska
Waxa ay FA-ga sheegeen in dhacdooyinkaan ay dhaceen inta u dhaxeysay sanadkii 2009-kii iyo ilaa xilli ciyaareedkii 2017/2018-dii 2017/18.