Muddo kordhin loo sameeyay madaxda dowlad goboleedyada dalka.

0
64

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka (GWQ) oo uu shir guddoomiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo lagu gabtay Magaalada Mugdisho islamarkana ay ka qeyb galeen madaxda dowladda iyo kuwa dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir marka laga reebo madaxweynaha Puntland ayaa laga soo saaray warmurtiyeed ka kooban afar qodob oo gundhig arrimaha doorashooyinka, xisbiyadda, doorashooyinka dowlad goboleedyada iyo dowladaha hoose.

Warmurtiyeedkan ayaa lagu sheegay in doorashada madaxda dowlad goboleedya ay dhici doonto bisha September ee 2025-ka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Cabdi Saneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here