Munaasabad aay ku qalin jabinayeen arday dhameysay shareecada oo lagu qabtay Garoowe

0
132

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada garoowe ee caasimada puntaland ayaa lagu qabtay munaasabad aay kuqalin jabinayeen arday dhameysay shareecada islamarkaana ka af laxay machadka darul qalam.

Munaasabadaaan ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka machadka, bahda waxbarashada waalidiin iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here