Munaasabad abaalmarino lagu gudoosiinayay arday kaalimaha hore ka galay imtixaan laga qaaday oo lagu qabtay Qardho

0
146

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Qardho ee gobalka karkaar ayaa lagu qabtay munaasabadaan oo Abaalmarinayo lagu gudoonsiinayay ardayda Dugsigga agoonta ee daarul-xanaan kuwaasi oo kaalimaha hore ka galay imitixaanka sanad dugsiyeedka 2024 2025

Munaasabada ayaa waxaa ka kaqayb galay maamulka iskuulka macalimiin waalidiin Ardayda iskuulka iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here