Munaasabad ay ku qalin jabinaayen ardayda dhameysatay kuliyadaha Jaamacada Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho.

0
92

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magalada Muqdisho ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen Arday dhameysatay heerka 1 jamacada Somalia ee magalada muqdisho

Waxa ka qeyb galay munaasabada mamulka Jamacada , Bahda waxbarashada ,  xildhibano ,  iyo wasiiro ka tirsan XFS , Waalidiin iyo marti Sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Xaawo Aadan Xuseen.