Munaasabad ay ku qalin jabinayeen 281 arday oo lagu qabtay Hargeysa

0
150

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ayaa lagu qabtay Munsabadaan ay ku qalin jabinayeen 281 arday oo dhamaystay waxbarashada Dadka waa weyn sida aqriska , qoraalka afka soomaliga ,xirfadaha xarqaanka cilaanka iyo kuwo kale oo badan.

Waxaaa ka qeyb galay maamulka machadka walidiin macalimiin ardayda Munsabadaan loo qabtay iyo marti sharaf kale .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here