Munaasabad ay ku qalin jabinayeen 35 ardey oo lagu qabtay Galkacyo.

0
285

Baladweyne(Radio Beerlula)- In ka badan 35 arday   arday oo isugu jirto gadho iyo wiilal ayaa ka qiln jabiyay machadka  Al Faaruuq   ee magaalada gaalkacyo, waxana  qeybgalay munaasabada maamulka iskuulka, bahda waxbarashada culimaa udiin,ardeyda qalin jabisay, waalidiin iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay munasabadda.

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here