Munaasabad ay ku qalin jabinayeen 500 oo ardey oo lagu qabtay Muqdisho.

0
67

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magalada Muqdisho Caasimada Dalka ayaa lagu qabtay munaasabad aay ku qalin jabinayeen in ka badan 500 Arday oo dhameysatay dugsiga imamu malik ee magalada Muqdisho.

Waxa ka qeyb galay munaasabada mamulka dugsiga imamu malik bahda waxbarashada waalidiin dhaqatiir iyo marti Sharaf kale.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Cabdi Saneey.