Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalinjabinayeen 24 arday oo baratay qur’aanka kariimka islamarkaana ka aflaxay madarasada nasru-diin.
Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi
Audio Player