Munaasabad ay ku qalin jabinayeen arday baratay Qur’aanka kariimka oo lagu qabtay Xerada IFO.

0
185

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xerada Ifo oo ku taalo Xeyaha Qaxootiga Dhadhaab ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen arday baratay Qur’aanka kariimka islamarkaana ka aflaxday madarsada Fatxi.

Munaasabada lagu maamuusayay ardaydaan ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka Xerada Ifo, Maamulka Madarasada, Bahda waxbarashada, Culimo udiin, Macallimiin, Waalidiin iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here