Munaasabad ay ku qalin jabinayeen arday dhameysay qur’aanka kariimka oo lagu qabtay magaalada Qardho.

0
149

Baladweyne ( Radio Beerlula )-in kabada 52 arday oo dhameeysey Qur’aanka kariimka ah islamarkaana ka aflaxday dugsigga Hose dhexe ee imaamu Dahabi ayaa munaasabada qalin jabin ah loogu qabtay magaaada Qardho ee xarunta Gobalka kar-kaar

Munaasabadaaan ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka dugsigga ,Bahda waxbarashada, Waalidiin, iyo qaybaha kale ee bulshada.

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here