Munaasabad ay ku qalin jabinayeen ardey baratay shareecadda islaamka oo lagu qabtay Cadaado.

0
59

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka diinta iyo awqaafta Galmudug Xassan Cabdulqaadir Xuseen iyo wasiiro kale oo ka tirsan dowlad goboleedka Galmudug ayaa ka qeyb galay munaasabad ay ku qalin jabinayeen 18 ardey oo baratay shareecadda islaamka islamarkana aflaxay jaamacadda Marwazi ee magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud.

munaasabaddan ayaa waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa xubno ka tirsan maamulka degmada Cadaado, maamulka jaamacadda, bahda waxbarashadda, ardeyda qalin jabisay, waalidiin iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here