Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Badhan ee Gobalka Sanaag ayaa lagu qabtay munaasabad lagu maamuusayay araday dhameeysatay Dugsiga Dhexe islamarkaana ka aflaxday Dugsiga Hoose Dhexe Sare ee Bright.
Munaasabadaan ayaa waxaa k qeybgalay Maamulka Dugsiga, Bahda waxbarashada, Waalidiin, Macalimiin iyo ardayda loo qabtay munaasabada.
waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.


