Munaasabad ay ku qalin jabinayeen ardey dhameysatay fasalka 8-aad oo lagu qabtay degmada Ceeldaahir ee Bari.

0
109

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munasabadan ay ku qalin jabinayeen arday dhameysay fasalka sideedaad ee dugsiga hoose dhexe ee Al-Nuur ayaa lagu qabtay degmada Ceeldaahir ee hoos yimaada Gobalka Bari.

Waxaana munaasabada ka soo qeyb galay maamulka iskuulka , waalidiin, Macalimiin, Dhalinyaro, arday , iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.