Munaasabad ay ku qalin jabinayeen gabdho bartay qurxinta haweenka oo lagu qabtay Hargeysa.

0
89

Baladweyne (Radio Beerlula)-Munasabadaan oo ay ku qalin jabinayeen haween bartay xirfadda qurxinta Dumarka isla markaana ka baxay iskuulka Ayuush Make up Academy ayaa lagu qabtay magaalada Hargeysa.

Waxaaa ka qeybgalay munaasabadda maamulka iskuulka,haween iyo marti sharaf kale

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.