Munaasabad ay ku qalin jabinayeen In ka badan 74 arday oo bartay Xirfadaha farsamada gacanta oo lagu qabtay Burco.

0
83

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Munaasabadan oo a ku qalinjibinayeen 74 arday oo baratay xirfadaha gacanta ayaa lagu qabtay magaalada Burco

Waxbarshada ardaydan ayaa waxaa iska kaashaday hay’adda Shaqodoon, SOS iyo Jaamacadda Burco.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.