Munaasabad ay ku qalin jibinayeen 34 arday oo lagu qabtay degmada Bur-saalax

0
165

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Degmada Bursaalax ee Gobolka mudug ayaa lagu qabtay munaasabad aay kuqalin jabinayeen arday dhameeysatay fasalka 8-aad oo isku jira wiilaal iyo gabdho islamarkaana ka aflaxay dugsiga sare ee Bursaalax

Waxana ka qeyb galay munsabada mamulka dugsiga walidiin macalimiin ardayda qalinjabineyso iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdullaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here