Munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday baratay kuliyadda Beeraha oo lagu qabtay Jowhar

0
9

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Jowhar ee Caasimada maamulka Hirshabeelle ayaa lagu qabtay munaasabad aay ku qalin jibinayeen arday baratay kulliyadda Beeraha islamarkaana ka aflaxday Jaamacadda ZamZam farceeda Jowhar.

Munaasabadda aay ardayda ku qalin jibinayeen ayaa waxaa ka qeeybagalay maamulka magaalada Jowhar,hogaanka Jaamacadda,Xubno ka tisan Wasaaradda waxbarashada Hirshabeelle,Walidiin iyo ardayda qalin jibisay.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here